QaaliNuura
QaaliNuura

QaaliNuura

Vendor Review

  1. 5 out of 5

    (Guest)

    Aad ayaan uga helay carftiisa

  2. 4 out of 5

    (Guest)

    Wuxuu leyahay caraf degan

  3. 5 out of 5

    (Guest)

    Waa barfuun dagaan aadna u carafbadan, kuna qaada boorsadaada yarta ah

  4. 5 out of 5

    (Guest)

    It has a sweet smell, it is good for the casuals, and having fun. I would give 10/10.

  5. 5 out of 5

    (Guest)

    It has a watery, fresh, lavender aromatic scent, it smells good. I would rate it 8/10.

  6. 4 out of 5

    (Guest)

    It has a very unique, sweet, wintery smell, I would give a 9/10 rating.

  7. 5 out of 5

    (Guest)

    This is watch is very light, automatic, elegant, and excellent for office and casual. You will not be disappointed.

  8. 4 out of 5

    (Guest)

    Waa barafun caraf badan oo horay ama dhaqso kaga go'eyn

  9. 4 out of 5

    (Guest)

    Waa barfun caraf badan horayna kama go'ayo markaad isku bufiso

  10. 4 out of 5

    (Guest)

    Waa barfun caraf badan horayna kama go'ayo markaad isku bufiso

  11. 5 out of 5

    (Guest)

    Waxaan ku jecladay 1. Wey yartahy oo boorsada kaama buxineyso 2. Noocyo kala duwan oo barfuna ah ayaa ku shuban karta (xitaa barfunadii ad ka xiso dhigtay) si caraf adiga kuu gaar ah ad u hesho

  12. 5 out of 5

    (Guest)

    Perfumkaan waa mid udug fican oo waqti dheer kaa goeynin. MashaAllah, 100% perfect perfume.

  13. 3 out of 5

    (Guest)

    Aad buu udgoonyahey, kaliya caraftiisa aad uma dagano, halka anig aan jeclahey carafta aadka udagan.

  14. 5 out of 5

    (Guest)

    waa barafuun aan aqoon wax aan labar bardhigo, carafta dagan oo aad dabiiiciga u ah.

  15. 5 out of 5

    Waa top perfumer MashAallah

  16. 5 out of 5

    jeebka aa lagu qaadan karaa, waa qatar

  17. 5 out of 5

    Waa sacaad madaxeed, oo u bogay.

  18. 5 out of 5

    Waa perfum aan aad uga helay

  19. 5 out of 5

    Wuxuu leeyahay caraf aad u udgoon

  20. 5 out of 5

    Waa perfume orijinaal ah oo qatar ah waana u bogay.