MUSCLETECH MASS TECH PERFORMANCE SERIES-MILK CHOCOLATE

Wuxuu kaa saacidaaya naaxitaan jirka, waxa uu koobnaanayaan oo keliya ma ahan borotiinka laakiin sidoo kale carbs iyo maaddooyinka kale ee ay ka midka yihiin amino acids.

Qaso 1 qaado kuna dar 16 oz. (470 mL) biyo ama caano skim ah oo cab aroortii ama, inta u dhexeysa cuntada ama jimka ka dib. Haddii aad doorbideyso, waxaad cabi kartaa 1/2 qaado laba jeer maalintii.

Xajmiga: 7 LB oo ah 3.18kg, 14 servings
Dhadhanka: Milk Chocolate
Shirkada: Muscle Tech

$70.00

Isbarbar Dhig Alaabta