MUSCLETECH PLATINUM 100% CREATINE
Waa mid ka mid ah amino acids-ka ugu weyn marka ay timaaddo kororka xoogga iyo dhisidda murqaha jilicsan, kuwaas oo kaa caawin kara inaad gaarto wax-qabad jireed oo heer sare ah.
Qaso 1 qaado jimka ka hor iyo kadib.
Xajmiga: 80 qaado kujirto
Dhadhanka: Malahan
Shirkada: Muscle Tech
Isticmaal ka hor: 19 December 2021
$41.00



There are no reviews yet.